Soo dhawoow

Waad ku mahadsan tahay ka qeybqaadashadaada cilmi-baaristaan.
 
Daraasadaan gudaheeda, anagu kuma weydiin doono xog lagugu aqoonsan karo, jawaabahaaga oo dhan midna laguma soo qaadi doono magacaaga.
 
Daraasadaan waxay dooneysaa afkaarta dumarka ka weyn da’da 18 sano jirka ee ku nool dalka Mareykanka ee ayagu xiriir isir la leh dalal gaar ah oo koox ah.
 
Faahfaahin intaa dheer ee ku saabsan cilmi-baarista waxaa laga heli karaa Xaashida Xogta Kaqeybqaataha.
 
2% of survey complete.

T