Sahan Ku Saabsan Luuqada Somalyeed

Waxaan nahay koox oo cilmi baaris ku samaynaysa sidii qoysaska somalidha eh oo wadanka ingriiska dagan, guriga dhexdiisa ugu hadlan afafka ii soo barteen. Waxaan rabnaa inaan ogaano siidii bulshado iyo siyaasada wadanka ka socoto wax ugu badashey fikradooda ama rayadooda xagii afafkoodii ay yaqaaneen, iyo sidii afafkoodii oo isticmaalaan. Waxan rachayneena inaad istiqmaalikartin 20 daqeeqo oo aad ku buuxiinkartid weerahaan. Jawaabtaada waxaay nasiineesaa warbaxin sugan oo cawinkarto waxbarashada ilmaha somaalida iyo isdhexgalka bulshada ingriiska iyo ummada soomaliyeed.

 

Waxaan soo dawayneena reerkasta inii ka queybgalaan cilmi baariskaan. jawaabihiina oo dhan waa la aroorinaa laakiin qofna shaqsiiyadiisa laga hadlimaayo.

 
Sahankaan waa inuu qof wayn oo masuul qoyska ka eh buuxiyo.

 

Wa masantahay. Saas iyo nabadgalyo.

 

Xiao Lan Curdt-Christiansen, Li Wei, Zhu Hua, Sahra Abdullahi, Jing Huang, iyo Kinga Kozminska

Hadaad warbaxin ka radineesiin hadaladaan, websitka hoos ku qoron ka raadt:

https://familylanguagepoli.wixsite.com/familylanguagepolicy

 

Question Title

* 4. Quysku imisa qof buu ka koobanyaha?

Question Title

* 5. Reerka maxaad ka tahay?

Question Title

* 7. Shahadaadada ugu sareeyo maxay tahay?

Question Title

* 8. Ma shaqaysa?

Question Title

* 9. Hadaad shaqeysid, maxaad ka shaqaysa?

Question Title

* 10. Rugta aad dagantahay lmabarkeeda bostada inta ugu horeyso maxay tahay? (sidaan oo kale: BA2, WC1A)

Question Title

* 11. Gobolkee ka soo jeedaa? (Sidaan oo kale: somali ethopian, somali djabooti)

Question Title

* 12. Afkaaga ugu horeeyey muxuu yahay?

Question Title

* 16. Xaaskaaga afkee bu/bi ku hadla/hadashaa?

Question Title

* 17. Imisa af baad ku hadashiin adhi iyo reerkaaga?

Question Title

* 18. Imisa af baad taqaana oo add laakiin ku hadlin?

Question Title

* 20. Maxaad u maleynesaa bayaanadaan soo socda?

  Aad baan ugu horjeeda wa ka horjeeda ma kalajecli wa lajira aad baan ula jira
Guriga waxaa fiican inaa ilmaha logula hadlo afka hoyo
Ilmaha somalinimadooda waxay fahmikaraan hadii afkooda ay bartaan
Ilmaha Somali bis hadaa loogula hadlo, afka ingriiska baa dhib kuu noqonaayo
Ilmaha labo af ama ka badan hadii bartaan, way ku wareerayaan
Waa muhiim wadankaan markaa ladaganyahay, inaa ilmaha guriga lugu baro afka ingriiska
Ilmaha afaf badan inii ku hadlikaraan mustaqbilkooda bii oo fiicantahay
Ilmaha wa muhiim inii af somali iyo af ingriis ba ku wax qorikaraan
Ilmaha inii labo af qoritaankiisa yaqaanan wax barashadooda bii oo fiicanahay
Afka somaliga waa gaar ahaan inaa ilmaha loo baro
Afka somaliga waxaa fiican inaa skool ahaan logu dhigo
Ilmaha waxaa oo fiican inii skuul gooni oo adhaan waxbarashada ku saabsan afka ingriiska.

Question Title

* 21. Imisa saacadood isbuucii bay ilmahaaga hawlahaan soo socda ku mashqoolaan?
(Hadiisan kuula dagneen, ka fakar markii kula dagnaayeen.)

  0 dhammaadka isbuuca bas Sacad wax ka yar maalintii labo sacadood wax ka yar maalintii sadex sacadood ama kabadhan maalintii
TV Ingriis ku dawadaan
TV Soomali ku dawadaan
Ciyaar ingriis ku ciyaaran telfoonkooda ama iPad
Ciyaar Somali eh ku ciyaaran telefankooda ama iPad
Internetka ku dawadaan filimaan somali ah
Internetka ku dawadaan filimaan ingriis ah
Ini isticmaalan computeradooda sidii ingriis oo bartaan 
Ini isticmaalan computeradooda sidii somali oo bartaan

Question Title

* 22. Intee jeer isbuucii baad adiga iyo ilmahaaga waxyaalahaan soo socda sameysiin?
(Hadiisan kuula dagneen, ka fakar markii kula dagnaayeen.)

  waligey ma sameeynin isbuuci hal mar 2 - 5  jeer isbuuci malintii hal mar maalinti hal mar kabadan
Intee jeer baad adhiga af ignriis wax ku akhrisata
ama adhiga af Somali wax ku akhrisata
ama af Igriis wax ugu akhrisid ilmahaaga
ama af Somali wax ugu akhrisid ilmahaaga
ama Ilmahaaga kaligooda af Ingriis wax ku akhriyaan
ama Ilmahaga kaligooda af Somali wax ku akhriyaan
ama aad Ilmahagaa macalin u keentid iney afka ingriiska ku soo bartaan
ama aad Ilmahagaa tution u geysid iney afka Somaliga ku soo bartaan
ama aad Ilmagaaga dugsiga ama masaajidka inii dhow u geysaa sidii carabi ugu bartaan
ama aad Ilmagaaga dugsiga ama masaajidka inii dhow u geysaa sidii somali ugu bartaan
ama aad ilmagaaga meel inii dhow oo kammunitiga ka mid eh u geysaa sidii af kale u bartaan

Question Title

* 23. Intee buug (kuwa kamputer ku jyro ka mid eh) bey ilmahaaga leyihiin?

  0 1 - 10 10 - 50 50 - 100 > 100
Buugaag oo af ingriis eh
Buugaag oo af somali eh
Buugaag oo af kale eh

Question Title

* 24. Cunugaaga ugu wayn maxaad ku sheegilaheed af aqoontiisa? 

  wax mayaqaanan wax yar bii yaqaanan caadi waaye wax fiican bii yaqaanan aad bii ugu fiicanyaheen
Xaga hadalka af ingriiska
Xaga fahamka af ingriiska
Xaga wax aqriska af ingriiska
Xaga quraalka af ingriiska
Xaga hadalka af soomaaliga
Xaga fahamka af soomaaliga
Xaga wax aqriska af soomaaliga
Xaga quraalka af soomaaliga

Question Title

* 27. Waxyaalahaad oo samaynlaheed ilmahaaga wax barashadooda xaga afafka

Question Title

* 28. See umalaysay hadalahaan soo socdo

  Aad baan ugu horjeeda wa ka horjeeda ma kalajecli wa lajira aad baan ula jira
Waxaan ku faraxsanahay sidii dadka wadankaan afafka kalanooca eh ogo hadllaan
Dadka ajinabiga eh wadankaa afafkooda waa loo adkeestaa
Aniga afkeyga somaliga maan ka xishoodii inaan ku hadlo markaan banaanka maraayo
Dawlada waa inii badiso cawimaada ii siiyaan dadka ajinabiga eh sidiisan u hilmaamin afafkoofa hooyo 

Question Title

* 29. Kalatagii wadanka Ingriiska iyo EUda sidee ii uu badashay fikradaada

  aad baan ugu horjeeda wa ka horjeeda ma kalajecli wa lajira aad baan ula jira
Kabixitaanka EUda kabacdii, sidii dadka ingriiska uula dhaqmaan dadka ajinabiga oo afafka kale oo ingriis eheen ku hadloo, woo isbadaley
Kabixitaanka EUda kabacdii, wadankaan ilmaha kuu nool oo ajnabiga eh, dhib waxaa ku noqotay inii afafkooda asliga bartaan
Kabixitaanka EUda kabacdii, cawimaada ii ajinabiga ka helaan bulshoda wii soo yaraatay
Kabixitaanka EUda kabacdii, reeraheena wixii yareeyeen istcmaalka afka somaaliga

Question Title

* 30. Waad masantahay inaad ka qeybgashay cilmi baariskaan. Hadaad rabtid inaad nalasocatid, emailkaaga meeshaan ku qor.

T